Hordhac:
Saamayntaay Barahabulshadu kuleeyihiin Mujtamacu waa sida Seef laba af leh ookale.
Waxa loo adeegsan karaa isku xidhka, hal-abuurka iyo wadaagista xogaha, balse sidoo kalewaxaay leeyihiin dhibaatooyin iyo dib u dhacyo.
Qormadan waxa aynu kaga hadli doonaa qaar ka mid ah saamaynta Togan iyo mida taban eebaraha ay bulshadu ku xidhiidhaakuleeyihiin Bulshada.
SaamayntatoganeeBarahaBulshada:
Isku xidhka iyo Isgaadhsiinta: Baraha bulshadu ku xidhiidho waxa ay isbedel kusameeyeen xidhiidhka iyaga oo awood u siinaya dadka in ay ku xidhmaan dadka kale eeaduunkaoodhan. Waxay sahashayinaadlaxidhiidhoasxaabtaada,qoyskaaga,iyadaooaanloo eegayn masaafada idiin dhaxaysa. Baraha bulshadu waxa ay sidoo kale fududaysaysamayntaxidhiidhocusub oou dhexeeyabulshooyin kuwaasoo iskufikiramaisku danah.
Wadaagista Xogta iyo Wacyigelinta:
Baraha bulshadu ku xidhiidho waa agab awoodbadan oo lagu faafiyo xogta iyo wacyigelinta arrimaha muhiimka ah. Waxay door muhiim ahka ciyaaraan fidinta wararka, horumarinta arrimaha bulshada, iyo abaabulida taageeradadhaqdhaqaaqyoiyo ololeyaal kaladuwan.
Ganacsiga iyo Fursadaha Xirfadeed:
Baraha bulshadu waxay u furtay wadooyin cusubshakhsiyaadka iyo ganacsiyada si ay kor ugu qaadaan wax soo saarkooda, adeegyadooda, iyokhibradahooda. Waxay siisaa madal isku xidhka, dhisidda xidhiidho xirfadeed, iyo soobandhigista xirfadaha iyo kartida. Ganacsato badan iyo ganacsiyo yaryar ayay barahabulshadu awood u siiyeen in ganacsigoodu gaadho dad faro badan, una soo kordhiyomacaamiiltiro badan.
Waxbarashada:
Barahabulshaduwaxaybixiyaanfursadowaxbarasho, awoodnausiinayabarayaasha inay la wadaagaan Aqoonta iyo xogaha ay bixinayaan ardaydada joogtadhammaan daafaha dunida. Sida oo kale waxa ay ardayga ka caawiyaan in uu aqoonta iyoxogtauu u baahanyahayhelo goor kasta aiyogoob goobkasta
SaamayntatabaneeBarahaBulshada:
Xadgudubkaiyoaflagaada:Faallooyinkaay dadkukabixiyaanbarahabulshadaayaaanahayn mid tafo-tiran taasi oo keeni karta in dadka qaar marka laga bixiyo faallooyinka aanwanaagsanayn in ay isku buuqaan ama xanuuno kale oo nafsiyeed iyo mid maskaxeedba kudhacaan.
Caafimaadka Maskaxda: Isticmaalka xad dhaafka ah ee baraha bulshada ayaa sababadhibaatooyin kala duwan oo dhanka maskaxda ah sida: walwalka, niyad-jabka, kalinimada,iyois-arag-xumada(in uu qofkuisku arko mid waxma tare ah (Useless).
4. Walaacyada ka jira Qarsoonnimada iyo Amniga xogahaaga gaarka kuu ah: Barahabulshadu waxay ururiyaan oo isticmaalaan xogta shakhsi ahaaneed, waxa dhacda mararkaqaar in la jabsado ama si aan wanaagsanayn loo isticmaalo xogtaadii gaarka kuu ahayd taasiookugu keeni kartakhatar amni, mid caafimaadiyo welibain aysumcadaadahoos u dhigto.
Gabogabadii
Waxaamuhiimahin laogaadoin saameyntaBarahabulshaduay kukaladuwanaan kartoshakhsiyaadka iyo xaaladaha kala duwan. In kasta oo ay Baraha bulshadu ay leeyihiinfaa'iidooyin badan, waxaa muhiim ah in laga digtoonaado saameyntooda taban oo looisticmaalosi mas'uuliyad iyo dhexdhexaadah.
0 Comments